Unlocking the Power of ChatGPT and AI in Testing - A Real-World Look, present...
Challenging facing mental people.docx
1. Challenging face mental people
Xarumaha dadka maskaxda ka xanuusanaya wey yaryihiin kumana filna dadka
Xarumaha jira capacity waa yaryahy mana helaaan taageero budget iyo daawo iyo dhaqaatiir ku
habooon aqoonsashada iyo kala saarista cudurada dhimirka
Dadka dhimirka ah oo bulshada nebcaysato kala ay kulmaan dhibaatooyin badan
recovery time
waqtiga qofku ka soo kobto xanuunada maskaxda waxaa la soo dersa caqabado badan waxaana
kamid ah
bulshado oo aan aaminsanahyn qofku inuu cudurkii ka ladnaaday
faquuuq uu kala kulmo bulshada marka uu soo kabto “laf jabtay sidee ma noqo” waa
maahmaahyada ugu faquuq badan ee bulshadu ku samayso dadka dhimirka ah ama ka soo
ladnaaday
qofkii oo xanuunsanayay oo marka uu ladnaado la kulma caqabadihii markii hore u uku
xanuunsaday ama dhibtii markii hore samaysay oo noqon karta isku dhacyada iyo
dhibaatooyinka qoyska, faqriga iyo shaqo la’aanta, dhibaatooyinka dagaalada,