4. Topic :
Somali investment opportunities
Fursadaha maalgashiga ee
soomaliya
Prepared by : Omar yarani Hassan
Business administration Cairo university faculty
of commerce English section .
: Gulled abdi Farrah
Accounting department Cairo university faculty
of commerce English section07/23/16 4
5. Maalqashi
• Inta baddan noloshaadu,waxaad
kasbandoontaa dakhli iyo waxaa sidoo kale
qarash gareyndoontaa lacag farabadan..
• Si kastaba ha ahaatee ma umaleyneysaa in
lacagtada hadda heysatid ee dakhligaga ah
isku dheeltatirmeyaan isticmaalkga aad
ubaahantahay marwaliba ?
• Mararka qaarkii waxaa laga yaabaa inaad
heysatid lacag farabadan taasi oo kabadan
intaad isticmaali rabtid .
07/23/16 5
6. Cont.
07/23/16
• Mararka kalena waxaad u baahantahay
inaad wax qadatid inka badan intaad
awoodi kartid .
• Kuwaani dheelliga ah ( aan isku miisaan
aheynin)
waxey ku hoggaamineyaan inaad deyn
raadisid ama aan isku
deydid inaad dakhligaga wixii siyaado ku
ah aad keydineysid .
6
12. Public investment program
• These are programs to achieve social &
economic development plan with the conceptual
of Somalia development related areas.
• This agenda for development and outlines
government directions and social development
targets .
• The duration will 5 years plan.
07/23/16 12